berberatoday.com
Magacyada 22 Madax-dhaqameed Been Abuur Ah Oo Iyagoo Metelaya Somaliland xulaya Baarlamaanka Somaliya
June 26, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Wargeyska geeska Africa waxa uu todobaadkii hore qorayay xogo uu helay oo sheegayay in dawlada somaliya magaalooyinka Somaliland ka daabulayso dad reer Somaliland ah oo ay ku sheegayso inay yihiin madax-dhaqameed balse ah rag been abuur ah oo loo sameeyey daroojin dhaqan oo aan jirin si ay u xulaan dad reer Somaliland ah oo doonaya inay ka mid noqdaan barlamanka somaliya.

my

Suldaanka ee guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo geeska Africa u waramay ayaa madaxwaynaha somaliya uga digay inuu bililiqo ku sameeyo madaxda dhaqanka Somaliland isla markaana uu sameeyo madax-dhaqameed aan jirin si uu ugu xalaalaysto danihiiisa siyaasadeed oo ay ugu ansixiyaan dadka uu doonayo inay kamid noqdaan baarlamaanka cusub somaliya si ay codka u siiyaan marka loo tartamayo jagada madaxwaynaha somaliya.

Waxuu kale oo suldaan Maxamed ugu baaqay hay’adaha amaaanka Somaliland inay indho gaar ah ku eegaan dadkaas oo ay talaabo ka qaadaa.

Hadaba waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaaa 22 magac oo kamid ah ragaas uu madaxwaynaha somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ka urursaday magaalooyinka Somaliland,inkastoo ay qaarkood horeba usii joogeen magaalada muqdisho ee dalka somaliya.

Liskan oo aanay ku dhamayn beelaha Somaliland wax aka maqan beelaha Harti,waxaase ku dhan beelaha kale ee Somaliland,waana siyaasada kala furfurka ee dawlada somaliya ay ku hayso bulshada reer Somaliland.

Halkan hoose ka akhri magacyada iyo beelaha raga madax-dhaqameedka sheeganaya ee tagaya magaalada muqdisho.

                   Magacyada                                                            Beesha

  • Suldaan Xuseen Nuur Xirsi                              Samaroon Maxamed Case
  • Suldan Abiib Sh Maxamuud                                 Samaroon Habar Cafaan
  • Suldaan Diiriye Geele Cali         Samaroon Maxamed Case
  • Suldaan Maxamed Aadan Ashkir             Samaroon Makaahiil
  • Suldaan Cabdiqani Cabdilaahi Maxamed Faad Isaaq/ Habaryoonis
  • Suldan Caydaruuus Saalax Ibrahin Isaaq/Habaryoonis
  • Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Bulbul Isaaaq/Habaryoonis
  • Caaqil Maxamed Aadan Cabdilaahi Ducaale Isaaq/Ciidagale
  • Xasan Maxamed Maax Isaaq/Ciidagale
  • Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar Isaaq/Habarjeclo
  • Suldaan Siciid Diiriye Maxamed Aw Aadan Isaaq/Habarjeclo
  • Suldaan Faarax Maxamuud Maxamed Buraale Isaaq/Habarjeclo
  • CabSuldaan Ibraahin Caraale Cabdalla Isaaq/Arab
  • W/Suldaan Cumar Cali Caraale Yuusuf Isaaq/Arab
  • Suldaan Cabdilaahi Yuusuf Xasan Isaaq/Habar Awal
  • Suldaan Maxamuud Haaruun Xasan                             Isaaq/Habar Awal
  • Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed Isaaq/Habar Awal
  • Suldaan Cali Cabdi Siciid guuleed Isaaq/Toljeclo
  • W/Caaqil Maxamuud Jaamac Boqore Ciise
  • Caaqil Maxamed Ibraahin Sahal Babdoon Ciise
  • W/Caaqil Faysal Boodhle Codaawe    Ciise
  • W/Caaqil Xirsi Xaaji Gaboobe Ciise

 

 

Kuwaan waa raga loo cumaamaday inay noqdaan madax-dhaqameedka Somaliland

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews