berberatoday.com
Rooda Axmed Yaasin Oo Xoriyadeedii Dib Uheshay Iyo Labadii Dhalinyaradii Ahaa Oo Weli Xidhan
June 26, 2016 - Written by Berbera Today
Rooda Axmed yasinHargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Xisbiga Ucid ee gobolka Saaxil Rooda Axmed Yaasin Ayaa maanta dib u heshay xoriyadeedii kaddib markii shalay Ciidamada Boolisku Jidka ka qabteen, isla markaana ku xidheen Degmadda Sheekh Abdaal saldhiggeedda.
Iyaddoo xalay saacaddihii u danbeeyeyna loo soo dhaadhuciyey. 
Gudoomiye Roodda Axmed Yaasin oo aanu khadka Telephone ka kula hadalnay ayaa sheegtay inay imika xoriyadeedii dib u heshay Hase-yeeshee ay weli xa daro ku xidhan yihiin laba wiil oo safar ku weheliynaayey.
Rooda Axmed Yaasin waxay sheegtay inuu hadaad kula kacay Gudoomiyaha degmadda sheekh Abdaal iyo qaar kamid Ciidamada booliska oo sida ay sheegtay laba dhalinyaradda ah ee la socday ku sameeyey garaacis iyo hadiidaad faro badan.
Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews