berberatoday.com
Dad La Sheegay In Xalay Lagu Laayey Deeganka Gaashamo Iyo Mudaharaad Maanta Gil Gilay Magaalada Burco+Sawiro
June 28, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Mudaharad Baladhan oo lagaga soo horjeeday Dad lagu laayay Tuulada Gorgor oo ay layeen ciidama liyuu boolisku ayaa ka bilabmay magaladda burco,

DSC03970(1).jpg

Mudaharadkani oo ay dhigayan Dadka degaan ahaan ka soo jeeda Degaanka Jaamac Dubad oo ay dhawaan ciidamada Liyuu boolisku ku layeen Dad isugu jiray Caruur,Haween iyo Curyamiin,

Dadka maanta mudaharadayay ayaa iyagu kala xidhay wadooyinka waawayn ee dhex mara gudaha magalada burco,

Waxaanay dadkaasi shacabka ah ee mudaharadayay ay socod dheer ku tageen Aqalka Madaxtoyada Burco oo ay ku sugan yihiin wafti wasiiro ah oo uu hogaminayo wasiirka arrimaha gudaha cali

warancade,

Dadka Mudaharadayay ayaa codsanayay inuu wasiirka arrimaha guduhu ka soo baxo aqalka madaxtoyada ee uu hurday si uu ula hadlo shacbigiisa loo gaystay xasuuqa balse wasiirku codsigaasi dhag-jalaq uma siinin Darenkasi ay mujinayeen dadka mudaharadayay,

Waxaanay dadka mudaharadayay ay ku dhawaqayeen Hadalo ay ka mid ahayee “ha Dhaco Madaxwaynaha Dowlada Deganka Somalida Cabdi ilay” “ Marnaba ma aqbali doono in shacbigayaga ay gumadaan oo ay xasuqaan Ciidamo beeled huwan shaadh dowladeed”

Balse Markii uu mudaharadkaasi xogaystay ayaa waxa shacbigii mudaharadayay si dhab ah dareenkiisa ula qaybsaday badhisabka gobalka togdheer Maxamed Ibraahim Aaden Qabo Waxaanu badhisabku goob fagaare ah kula hadlay dadkaasi mudaharadayay isagoo ugu baaqay inay ilaliyaan nabad-galyada,

Ugu Danbayntii Mudaradkani Maanta ka Dhacay Magalada Burco ee lagaga soo horjeedo xasuuqa ay ciidama liyuu boolisku ka wadaan Deganada Howdka ayaa ah mid aanay haba-yaratee ugu aabo yeelaynin dadka Reer Guraga ah ee degan deganaasi.

02DSC03874(1).jpgDSC03878(1).jpgDSC03898(1).jpgDSC03904(3).jpgDSC03970(1).jpg

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews