berberatoday.com
Madaxda Midawga Yurub Oo Dalbanaya In La Dadajiyo Bixitaanka Britain
June 29, 2016 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Madaxda Yurub oo ku kulansanaa Brussels ayaa ka codsaday Britain inay soo bandhigto qorshaha ay uga baxayso Midowga Yurub sida ugu dhakhsiyaha badan.
160627175950_three512
Guddoomiyaha guddiga Yurub Jean-Claude Juncker ayaa sheegay in ay tahay in aysan qaadan bilo talaabada xigta,

Hanaanka lagu bilaabayo wada xaajoodkana ka bxitaanka Britain ayaa la filayaa in la billaabo isla marka ay Britain hesho ra’iisul wasaare cusub.
Ra’iisalwasaaraha haatan, David Cameron, oo u ololeynayay in Britain ay ka sii mid ahaato Midowga Yurub ayaa sheegay inuu xilka ka degi doono bisha tobonaad ee October.
160628032220_british_prime_minister_david_cameron_512x288__nocredit
Hoggaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa sheegtay inaysan u muuqan fursad dib looga laaban karo go’aanka Britain.

Waxay sheegtay in Yurub ay tahay inay la tacaamusho xaqiiqda hor taalla, xiriirka Midowga Yurub iyo Britain ee mustaqbalkana uu noqdo mid saaxiibtinimo.

 

 

 
Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews