berberatoday.com
Mustafe Guun Oo Ka Mid Ah Ganacsatada Gobolka Saaxil Oo Maalintii Sadexaad Bilaa Xukun Ugu Xidhan Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargeysa.
June 29, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Berberatoday.com—Xukuumada somaliland ayaa beryihii u dambeeyey waxa ay ku mashquushay cabudhinta

mustafe guun

iyo car juuqdheda ay ku horjoogsanayso rayiga ay dadka reer Saaxil ka dhiibanayeen mudooyinkan.

waxa Magaalada Abdaal ee u dhaxaysa Berbera iyo Hargaysa ayaa dhawaan laga qafaashay Gudoomiyihii xisbiga Ucid marwo Rooda Axmed Yasiin iyo Ganacsade Mustafe guun oo ah ganacsade laga yaqaan gobolka Saaxil iyo guud ahaan geyiga Somaliland iyada oo markii danbe la sii daayey Gudoomiyihii xisbiga ucid e Gobolka Saaxil

Hase yeeshee Waxa ilaa haatan Ganacsade Mustafe Guun sifo sharci daro ah ugu xidhanyay saldhiga dhexe ee Magaalada Hargaysa iyada oo ilaa Sadaxdii maalmood ee uu xidhan yahayna aan wax Maxkamada la horgayn lama garanayo xadhiga sabab la’aanta ah ee ay Xukuumada sii dhacaysa ee naxashka saarani ula beegsanayso cid kasta oo ay u tuhmaan in ay ka damqanayso boobka iyo hanti urursiga xukuumada wakhtigeedii gabaabsga yahay ee aan u kala aabayeelayn Dhalinyaro iyo Ganacsatoba dhawaan ayay ahayd markii ay xukuumadani xidhay dhalinyaro reer Saaxil ah rayiga ku aadan wareejinta Dekeda cabirey.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews