berberatoday.com
Qarax Ka Dhacay Turkiga Oo 36 Ku Dhinteen
June 29, 2016 - Written by Berbera Today

Istanbul(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 36 ayaa la rumaysan yahay in lagu dilay weerar loo adeegsaday bambooyin iyo qoryo, kaasoo lagu qaaday garoonka dayaaradaha ee magaalada Istanbul.

Tiro 100 qof ayaa ku dhaawacmay.

Waxaa la fahamsan yahay in 3 qof oo is miidaamiyey ay weerarka qaadeen.

Sawirro la soo dhigay baraha bulshadana waxay muujinayaan booliska oo tooganaya mid ka mid ah dadkii weerarka qaaday.

Duulimaadyadii garoonka caalamiga ee Istanbul ayaa la joojiyay

Jaakadii is qarxinta ee u xirnayd ayuu qarxiyey isagoo dhawaacan oo dhulka yaalla.

Duullimaadyadii ayaa la joojiyey, dadkana waxaa laga codsaday inay ka fogaadaan garoonka.

Madaxweynaha Turkiga Raccep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in weerarka lagu qaaday garoonka dayaaradaha ee istanbul looga gol lahaa in lagu abuuro borobagaando ka dhan ah dalkiisa ayadoo la isticmaalayo dhiiga iyo xanuunka dadka aan waxba galabsan.

Turkigu wuxuu weerarka ku eedeeyey kooxda dawladda islaamiga.

 

 

 

Xigasho BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews