berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Dalacsiiyey 140 Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka
June 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa darajooyin dalacsiin ah siiyey 140 sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka somaliland.

Darajada lagu taxay ciidamada qaranka somaliland ayey wararku sheegayaan inay u dhaxayso kabtan ilaa gaashaanle sare.

Inkasta oo aanu jirin war rasmi ah oo ka soo baxay taliska ciidamada qaranka somaliland oo lagu xaqiijinayo dalacaada lagu sameeyey saraakiisha ka tirsan ciidamada qaranka ayaa hadana waxay wararku sheegayaan inay dalacsiintan ku weheliyaan ciidamada bada iyo ciidamada waaxda socdaalka , kuwaas oo iyagana saraakiil ka tirsan la dalacsiiyey.

Tirada saraakiisha la dalacsiiyey ee ciidamada qaranka ayaa noqonaya kuwii ugu badnaa ee la dalacsiiyo tan iyo

markii madaxweynaha somaliland ciidamada kala duwan ku taxay darajooyinka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews