berberatoday.com
Xukuumada Oo Laaluush U Kiishtey Qaar Ka Mid Ah Telefiishanada Somaliland Ka Hawl Gala Si Loo Cuna Qabateeyo Wararka Lidka Ku Ah Wareejinta Dekada Berbera .
June 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-warar xog ogaal ah oo ay helayaan war fidiyeenada shabakada wararka ee Ilaysnews.com ayaa waxaa ay tibaxayaan in xukuumada Somaliland  lacag buuran oo laaluush ah ay u kiishtey qaar ka mid ah telefishanada madax banan ee ka hawl gala Somaliland

hctv

Telefishanadan oo ah kuwa ku jira hawda satellite ee Thaicome 5 iyo kuwo maxali ah oo gudaha Hargeysa uun laga daawado waxaana ay kala yahiin telefiishanadani

– Star Tv

– HCTV

– Universal Tv

– Bulsho Tv

Nidamka loo siiyey lacagtan buuran  ayaa xogaha aanu helayno waxaa ay sheegayaan in loogu magac darayBaahinta Barnaamijka   Wacigalinta Wareeejinta Maamulka Dekada Berbera waxaana  telefishanadan  qaar ka mid ah sida Star Tv oo kale uu qaatay 50% lacagtii ay xukuumada ku heshiisiyeen waxaana jira amaro ay madaxda warbaahintaasi ay dul dhigeen shaqaaladooda oo ah in aanay soo duubi karin isla markaana aaanay baahin karin warar lidi ku ah heshiiska dekada Berbera .

Taalabadan ay xukuumadu qaaday ayaa waxaa loo fasiran karaa qorshe nidaamkiisu yahay mid heer sare ah isla markaana ay kaga gaashamaneyso sidii loo joojin lahaa baahinta wararka lidka ku ah wareejinta dekada Berbera waxaana xusid mudan in  muddo kooban ay inaga xigto mudadii ay xukuumadu sheegtay in la dhameys tiraayo heshiiska dekada Berba

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews