berberatoday.com
Dawlada Isutaga imiraatka Carabta Oo Dadkeeda Uga Digtay In Khamiiska Iyo Cumaamada Oo Ah Labiska Dhaqankooda Aanay Ku Xidhan Marka Ay Joogaan Dibedda Dalkooda.
July 3, 2016 - Written by Berbera Today

Dubai(Berberatoday.com)-Dawladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa uga digtay shacabkeeda ragga ah in khamiiska iyo cimaamada – oo ah labiska dhaqanka ee dadkaasi – aanay ku xiran marka ay joogaan dibedda dalkooda.
lllllllllll
Digniinta ayaa timid ka dib markii nin ganacsade ah oo dalkaasi u dhashay, isla markaana dharkaasi ku labisnaa, ay xidheen booliska gobolka Ohio ee Maraykanka.

Ganacsadaha oo lagu magaacabo, Axmed al Menhali, ayaa waxaa dacweeyay qof shaqaale ka ah huteelka uu degnaa, kaasoo booliska u sheegay in ninka uu ka tirsan yahay urur argagixiso ah.

Shaqaalaha huteelka ayaa sidoo kale ka shakiyay laba telefoon oo ah nooca muddada kooban la adeegsado oo uu ganacsadaha watay.

Ganacsade Axmed ayaa markii dambe la sii daayay.

Wasaaradda arrimaha dibedda ee Imaaraadka ayaa sidoo kale uga digtay haweenka in aanay indha-shareer ku xiran dalalka Yurub ee uu mamnuuca ka yahay.

 
Source  BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews