berberatoday.com
Dhaq-dhaqaaq Ciidan oo dheeraad ah oo laga dareemay gudaha magaalada Berbera iyo Xiisada Dekedda ee Wareejinta oo laala Xidhiidhiyey
July 3, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Berbera(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa Ciidamo tiro badan oo boolis ah kusoo daabulaysaa Magaaladda Berbera waxana si weyn looga dareemay dhamaan Xaafadda koonayaasha ah magaaladda, isla markaana waxa Xalay Ciidamo aan hore loo baran lagu arkaayey dariiqyadda soo gala gudaha magaalad

-Xukuumadda Somaliland ayaa Ciidamo tiro badan oo boolis ah  kusoo daabulaysaa Magaaladda Berbera waxana si weyn looga dareemay dhamaan Xaafadda koonayaasha ah magaaladda, isla markaana waxa Xalay Ciidamo aan hore loo baran lagu arkaayey dariiqyadda soo gala gudaha magaalada Berbera.
Ma jiro war faahfaahsan oo Taliska booliska kasoo saaray xaaladda amni ee soo korodhay gobolka Saaxil, Hase-yeeshee warar madaxbanaan oo laga helay amuurtaa ayaa shaaca ka qaaday inay Xukuumaddu amni magaaaladaas sugayso. Maadaama oo ay Xukuumadda iyo dadka deegaanku isku maandhaafsan yihiin qorshaha wareejinta Dekedda Berbera.
Iyaddoo magaaladda guud ahaan ay Ciidamada Boolisku gaaf wareegayaan, balse wax dhibaaylto ah oo baadhis ama xadhig cid laala beegsanaayo ma jirin, haddana waxa jiraa dareen guux ah oo kasoo yeedhayaa dadweynaha ku nool magaaladda Berbera. Dadweynaha kasoo horjeedda Dekedda Berbera wareejinteeda ayaan sameyn wax ficil ah oo ay kaga soo horjeedan,  marka laga reebo dad Madaxdhaqameed u badan oo kasoo horjeestay, kuwaasoo warbaahinta rayigooda ka dhiibtay.
Si kastaba ha ahaatee, lama garanaayo sababta keentay culeyska Ciidan ee magaaladda hadheeyey iyo xaaladda soo cusboonaatay ee sababtay in magaaladda Hargeysa iyo taliska mandheera ciidamadii joogay qaarkood halkaa la geeyo.
xogreeb
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews