berberatoday.com
Wasiirka Biyahu Waa Kuma? Si Fiican Baan U Aqaanaa”Qalinkii Haakim Hassan Uk
September 18, 2016 - Written by Berbera Today

Walaal waxaan akhriyey qoraalka aad ka qorteen fadeexada wasiir Baashe, waana wax aan filayey, anigu qoraal hore ayaan ka qoray oo ninkan aan kaga sheekaynayo websiteyada oo waxaan ka digay khatarta ninkan, maxaa yeelay ania iyo isagu isku family ama isku  jifo baan nahay in badana waa is naqaanay.

Baashe waa nin ay ka tan badan tahay balwadu oo weliba u keenta waali uu lixdii biloodba mar waasho.

walaahay sanad ka hor waxaa iigu danbaysey magaalada Birmingham ee Uk, isaga oo intuu khamri wadada la dhex cararay ayaan intaan qabanay guriga walaalkiis geyney, kadibana gurigii buu tvgi iyo alaabtii ka jajabiyey, kadibna waxa loogu yeedhay booliiska Uk oo isku jabiyey oo isaga oo qaylinaya xabsiga dhigay, markay dhowr maalmood hayeena soo dayey oo waxaa la dhigay dhakhtar marna sanadkii dhawr jeer la geeyo.

waxaan aad ula yaabnay waxa ku kelifay in madaxweyne siilaanto iyada oo ay joogaan kumanaan aqoonyahayn oo ka soo jeeda gobolka sool uu nin noocaas ah oo ana ilaahay aqoon oo xanuunsanaya, oo xanuun masxakda ah oo dadka gobolka sool oo dhan wada og yihiin udo dheera xanuunsanyey ay masuuuliyad u dhiibaan, maxaad ka filayseen Baashe, waxaa khatar ah inuu siilaanyo iyo madaxda kale toogto ama waxyeeleeyo ama dhib kale geysto.

wxaan si walaaltinimo ah uga digayaa in ninkaas masuuliyad sii hayo, hadii kale walee waxyaabo badan oo idinka yaabiya waad arki doontaa.

waa nasteexo walaaltinio oo isaga iyo wadankaba u wanaagsan.

mahadanadiin 

Qalinkii Haakim Hassan

Uk

“Haakim Hassan” hakiimd@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews