berberatoday.com
Gool Haye Udhashay Dalka Germany Oo La Xidhay Kadib 43 Gool Oo Laga Dhaliyey
September 21, 2016 - Written by Berbera Today

gfoolGermany(Berberatoday.com)-Waxa ka dhacday dalkaasi Germany arrin aan hore loo arag kadib markii ciyaar kubada cagta ah oo dhex martay labad kooxood ee Fondirort iyo kooxda Wiberhosan  oo ciyaari dhex martay ayaa waxa laga dhaliyay Gool-hayaha kooxda Fondirort 43 Gool ,waxaana kadib markii ciyaara laga soo baxay la xidhhay Gool-hayaha kooxdaasi .

Tababaraha kooxda Fondirort ayaa isagu sheegay in aanu  ilaa iyo imika gaaranayn sabata loo xidhay ciyaartooygan waxaanu yidhi “ilaa iyo hada ma garanayno waxa dhacay ,markii ay Ciyaartu socotay waxa uu ogolaaday in laga dhaliyo 43 gool arrintaaso aan waligeed ciyaaraha kubada cagta ka dhicin ,kadibna markii ay ciyaartu dhamaatay ciidanka ayaa yimid oo xidhay ilaa iyo haatana wuu xidhanyahay waxaan rajaynayaa in la soo daayo si uu uga qayb gala tabarada kooxda ,laakiin waa arrin la yaab leh oo aan dib u baadhi doono “.

Arrintan oo ah arrin aad u la yaab leh ayaa  ilaa iyo hada kooxda uu ciyaarayay Gool-hayahani ay la yaabanyihiin sababta ay ku dhacday arrintani waayo kubada cagta laguma yaqaano in la iska dhaliyo Goolal intaa tira le’eeg .

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews