“Ilaahay Hadii Uu Hogaanka Dalka Maanta Udhiibo Muuse Biixi Waxay Ila Tahay Inay Noqonayso Marlabaad Iyo Dagaalkii Buuraha”Mayar Muraadka Burco
   September 21, 2016 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha deegaanka Degmada Berbera Burco Maxamed Muraad ayaa madal ilayartu isqabatay oo kaga dhawaaqay in Hadii Muuse Biixi Dalka Madaxweyne ka noqdo dagaalo dhici doonaan oo buuraha lakala gali Doono””Ilaahay Hadii mUu Hogaanka Dalka Maanta Udhiibo Muuse Biixi Waxay Ila Tahay Inay Noqonayso Marlabaad Iyo Dagaalkii Buuraha”Mayar Muraadka Burco
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Mayar Muraadka Burco oo Hadalkaas Kudhawaaqaya