berberatoday.com
Musharraxa Madaxweynaha xisbiga Ucid Jamaal, Qoor-weynta Beesha Ciidagale, Mujaahidiin, Madax-dhaqameed, Boqoro Iyo Madaxda Ucid oo Lagu Qaabilay Qado-sharaf Maamuuskeeddu sareeyo (Daawo Sawiiro)
September 21, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
 

Hargeysa(Berberatoday.com)-Khadar Xuseen Diiriye (Curad) oo Ka Mid ah Qurbe jooga Ku Dhaqan Dalka Sucuudiga, isla markaana ah Taageerayaasha ruuxiga ah ee Xisbiga Ucid Ayaa Casuumad Qado Sharaf ah ku Qaabilay Musharax Jamal Ali Hussein oo ay wehelinayaan Masuuliyiinta Sare ee Xisbiga Ucid.Hargeysa(Xogreebnews)-Khadar Xuseen Diiriye (Curad) oo Ka Mid ah Qurbe jooga Ku Dhaqan Dalka Sucuudiga, isla markaana ah Taageerayaasha ruuxiga ah ee Xisbiga Ucid Ayaa Casuumad Qado Sharaf ah ku Qaabilay Musharax Jamal Ali Hussein oo ay wehelinayaan Masuuliyiinta Sare ee Xisbiga Ucid.

Kulankan oo ay kasoo qayb galeen Haldoorka Beesha Ciidagale, Salaadiin, Boqoro, Mujaahidiin, Ganacsato, Aqoonyahan iyo Marti Sharaf Badan ayaa ka dhacay Hotel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa.

Waxaanay Haldoorkii halkaa iskugu yimi wada-yeesheen is Xogwaraysti dhinacyo badan.

Qoorweynta, aqoonyahanka, salaadiinta Boqoradda halkaa iskugu yimi waxay kala ahaayeen

Muj. Maxamed Baaruud, Muj Xasan Guure, Eng. Yuusuf Gaydh, Madaxdhaqameed ugu horeeyo Suldaan Shariif Batuun, Suldaan Mawliid Sabayso, Boqor Raabi iyo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid oo ugu horeeyo Musharraxa jagadda Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, Gud. Ku xigeenka 3aad Cali Guray, Xogahayaha Golaha Dhexe Xasan Cismaan Sabce, Aqoonyahan Maxamed Haaruun, Xuseen Badmaax, Adam Sultan , Ibro, Adan Cali yoonis, prof Azhari, Cayngal, Qojobo, Xubno badan oo Ucid ah iyo Marti sharaf Badan oo kale. Kulankan ayaa kusoo dhamaaday jawi faraxad iyo Guul ah, iyadoo halkaa mahadnaq balaadhan looga jeediyay Khadar Xuseen Diiriye (Curad) oo qado sharaftan sameeyay, isla markaana iskugu keenay qaybaha bulshadda iyo siyaasiyiin madaxda xisbiga Ucid ugu sareysaa.


 
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews