berberatoday.com
Dawlada Soomaaliya Oo Maanta Jeedinaysa Doodii Ugu Dambeysay Ee Dacwada La Xidhiidha Badda
September 23, 2016 - Written by Berbera Today

Hague(Berberatoday.com)-Maanta ayaa dhanka Soomaaliya wuxuu soo jeedinayaa doodiisa ugu dambeysa ee ku aaddan muranka badda ee ay dacwadiisa qaadeyso maxkamada ICJ, the Hague Netherlands.

20169236361019088911805751422075

Dooda ayaa socotay dhowr maalmood ayadoo soo bilaabatay maalintii Salaasada. Badda la isku hayo ayaa dhan 42,000km2. Go’aanka maxkamada ayaa noqon doona kama dambeys.

Hadii maxkamadu ay go’aamiso in aysan go’aan ka gaari karin arinkaa ayaa waxaa loo dib dhigi doonaa in mar kale lagu xalliyo xaal xaal diblomaasiyadeed arinka.

Soomaalida ayaa aad ugu dhag taageysa waxa kasoo bixi doona arinkaa muranka ah oo laisku hayo kheyraad kujira qeybta badda ah ee muranka la galiyay.

Maxkamada ayaa go’aankeeda hase ahaatee ku soo gudbin doonta muddo 90 maalmood ah.

Kenya ayaa dooneysa in loo wado xarriiqa xadka badda dhanka Soomaaliya arinkaa oo aan Soomaalida una cuntamayn una muuqda mid aan ku habbooneyn maadaama dhul daakhilka Soomaaliya ah uu ku aadayo.

Soomaalida ayaa ku qanacsan in xarriiqa si xarriiqa xadka berriga waafaqsan loo mariyo meesha taasoo xaq ah.

Dhanka kale kiiska Kenya ayaan u muuqan mid adag ayadoo dawlada Kenya ay dooneyso in kiiska maxkamada la laalo oo waan waan lagu xalliyo arinka.

Kenya ayaa sheegtay in Soomaaliya ay saaciday muddo dheer ayna tahay in badda qeybtaa aysanba Soomaalidu ku qabsan arinkaas oo wax lala yaabo noqda, dhul dhan ama bad dhan oo wadan leeyahay oo lagu qaadanayo, ‘waan ku saaciday iwm ee ii daa’.

Bal aan sugno wixii kasoo baxa! Hiiraan Online kala soco wixii go’aamo ah oo ka soo baxa dacwadaa inshaaAllaah.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews