berberatoday.com
Shirkada isgaadhsiinta telesom ayaa ilaa hada aqoonsan cida abaal marinta iyo abaal gudka kule, W/Q: Xamse Jirde Axmed
September 23, 2016 - Written by Berbera Today

1, shirkadu boqolkii qof ee u hereeyay ayaanay wali wax abaal marina siinin boqolkii qof ee u ee mobilkooda qaata 2, Markii aanu waraysanay dadwaygaa aanu waraysanay oo boqolkaa qof qof kamid ahi wuxuu noo sheegay hadii uu ahaan lahaa milkilayaasha telesom inuu yeeli lahaa boqolkaa qof oo shirkada saami kasiin lahaa shirkada qofka awood u leh isla markaana uu boqolkaa qof mobil kooda kadhigi laha free marka laga bilaabo gudoomiyaha shirkada oo ah nemberkiisu 442001 ilaa iyo 4420100 Qodobka 3, shirkadu waxay ahayd kun kii qof ee u horeeyay unay latashato oo ay wixii fikrada kasoo qadato kanala tadhato wixii fikir cusuba oo ay ky kordhin karaan shirkada Qodobka 4, boqolkaa qof ee hore aanu u soo waraysanay ayaa inuu ahaa qofkii ku soo kordhiyay adeega zaadka fikir kadhinaa oo aad u mihiim ahaa fikirkaa oo ah, waxaa uu qaladaadku kadhici jiray marka aad lacagta la diro kadib ayuu magaca qofka lacagta loo dirayaa uu soo bixi jiray mac miilkani oo kor ku soo xusnay waxaa uu shirkada kusoo kordhiyay in uu hubuyo inta aanu lacagta aanu dirin uu helo cida ama magaca.qofka ee uu u dirayay halakaa waxaa ka cad in uu dhirkada kafurtay hawl aad u culus oo isqabsi badani kadhici jiray oo ahyd taa lacag dirista adeegaasi oo sahlay in aflagaado badan oo telfoonada kadhici jiray oo yaraaday iyo tuugo badan oo qofka lacagtu ku qaldanto uu kaadh kaba uu tuuri jiray inuu lacagta kala baxo intaan lasoo saarin kaadhka aqoonsiga iyo in aan. Lahayn jirin meel loo raaco olaa shirkada loo tago, waxyaabahaa aanu soo sheegnay oo shirkada tacab badani kaga bixi lahaa ay u fudu daysay inay horumar badan gaadho Shirkada.Waxaan kula talin laha in ay abaal marinada iyo had yadaha bixinayso in ay dadka kastamarka ah ee mudada badan u ahaa iyo dadwayga bil walba isticmaala beri baydhka ku hadalka dibad iyo gudaba in siiso abaal marinta ay shirkadaha caalamku bixiyaan in ay iyaduna bixiso,

 

 

Lasoco ALAA MAHADLE:

W/Q: Xamse Jirde Axmed TELL: 063-4472126

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews