berberatoday.com
Ururka Suxifiyiinta Somaliland Ee SECJA Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariye Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro)Iyo Laba Wariye Oo Kale Ku Xidhan Dalka Sucuudiga
September 26, 2016 - Written by Berbera Today

secjaHargeysa(Berberatoday.com)-Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen saaka Ururka suxifiyiinta Somaliland e SECJA Xafiiskooda Berbera Ayaay Ku cambaareeyeen xadhiga Lagula kacay  Gudoomiye Ku Xigeenkii Ururka Suxifiyiinta Somaliland e SECJa Axmed Muuse Maxamed, Ahna Gudoomiyaha Joornalka Codka shacabka  e hargaysa Kasoo baxa,

Qoraalkana o ku saxeeexan yahay Gudoomiyaha Ururkasi SECJa Yaasiin Jaamac  Cali Ayaa waxuu u Qornaa Sidan,

 

Waxaanu cambaaraynaynaa Cidkasta o ka danbaysay xadhiga Suxifi axmed Muuse Maxamed Ahan Gudoomiye Ku Ku Xigeenka Ururka suxifiyiinta Somaliland e SECJA,

Xadhiga Lagula kacay suxigan Axmed Muuse Maxamed Wa Mid sharci daro ah ,Loomana marin Sifo Sharci ah,iyo Xeerka Saxaafada Somaliland e Madaxwaynihii Hore Somaliland Ansaxiyay 

, Waxaanu Xukuumada Somaliland  Ugu Baaqaynaa In ay xadhiga iyo Caga Juglaynta ay ka  Dayso saxaafada Guud e Somaliland ,  Xeerka saxaafadana Adeegsato o hadii wariyuhu danbi Galay Sifaha Sharcigu u Ogolyahay ay raacdo, Waarana Usoo Jarto,

Waxaanan Xukuumada Somaliland ka Codsanaynaa in wariyahaa Xaoriyadiisa Dib Loogusoo Celiyo  hadii danbi lagu haystana  Hay,adaha Sharciga u Leh Dacwad ay ka Furato Xukuumadu o dacwadeeda furato,

,Sidoo kalena Ururka suxifiyiinta Somailand e SECJA Waxay cambaareenayaan xadhiga Lagula Kacay Labo wariye o ka hawlgala TV qaranka Somaliland xafiiskooda Jidah e da;lka sacuudi carabiya, Mustafe Yuusuf cabaade iyo Cabdirisaaq Isaaq ducaale    Kuwaas o u xadgooda Ka danbeeyay safiirka dawlada xamar u fadhiya  Sacuudiga,

Waxan Ugu baaqaynaa  in wariyaasha a Loosoo Celiyo xoriyadooda dawlada xamarna faraha kama baxdo wariyayaasha Reer Somaliland e ka hawlgala Sacuudiga,

Illaa Iminkana Lama garanayo sababta u Ku Ashkateeyay safiirka xamar  wariyayashaa reer Somaliland e ka hawlagala magaalada Jidah, Inkastoo wararka qaarkood ay Sheegayaan in dadkii Xujaajta ahaa e Reer Somaliland  Mar ay warbaahinta Lahadleen ay Ka cawdeen Adeega ay Bixiyaan Labadii Shirkadood e dadkii Ugu Badnaa  u Qaday xashka ,Waa Dalo iyo Juba, Markaa Xadhigani in ay ka danbeeyeen Masuuliyiinta Labadaa Shirkadood Una Adeegsadeen Safiirka dawlada xamar u fadhiya sacuudiga,

Xukuumada Somaliland Masuul ayaa ka saaran Muwaadiniinteeda Khaasatan wasaaradii ay ka hawlgalayeen e warfaafinta Markaa waa In ay ka hawlgalan siidaynta Labada Wariye,

 

 

Allaa Mahadleh

Gudoomiyaha Ururka suxifiyiinta Somaliland Ee SECJA

Yaasiin Jaamac Cali

Hargaysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews