berberatoday.com
MAGACAABISTII MAAREYAHA CUSUB EE DEKEDA BERBERA WAX BADAN AYAY KA BEDESHAY GOBOLKA SAAXIL”QALINKII XAAJI CABDI JAAMAC AADAN
September 27, 2016 - Written by Berbera Today

MADAXWAYNAHA JAMUURIYADA SOMALILAND MUDANE AXMED MAXAMED SIILAANYO MAGACAABISTII MAAREEYE AXMED YUUSUF DIRIR UU U MAGACAABAY MAAREYAHA GUUD DEKADA BERBERA WAXAY WAX WAYN KA BADASHAY XAALADII GOBOLKA SAAXIL EE KACSANAYD BARYAHAABA AXMED YUUSUF DIRIR WUXUU KU GUULAYSTAY MUDADII YARAD UU XILKA HAYAY INUU XAALADII GOBALKA SAAXIL EE MIDI MIDI KA HOR GEE DA AHAYD UU XASILOONI U BADALO QOF WALOO BERBERA IYO GOBOLKÁ SAAXIL JOOGAA WUU KA MARKHAATI FURAYAA DEGANAANTA SIYAASADEED EE GOBOLKII SAAXIL HELAY INTUU JOOGAY MAAREEYE AXMED YUUSUF DIRIR SHAQAALAHII IYO MURUQ MAALKII DAKADA OO MASIIRKOODA SHAQAALENIMO IYO MUSTAQBALKOODA MADOW KAGA JIRAY TAASOO KEENTAY KACDOON GUUD AHAAN GOBOLKÁ SAAXIL AYADOO LA OGYAHAY DADKA BERBERA JOOGA 100%80 INAY MASAARIIFTOODA SI YAABO KALA DUWAN UGALA SOO BAXAAN DEKADA BERBERA KACDOON KAA SHACAB
WAXA SOO AFJARAY AXMED YUUSUF DIRIR HAWSHA WUXUU KA BILAABAY WACYI GALINTA Uu DADKA WAX UU SHEEGAY AYAGOON SHAQAALAHA DAKADU AXMED YUUSUF DIRIR HORTII NASIIB U HELIN CID WAX U SHEEGTA MAALINTII XILKA LA WAREEGAY WUXUU MAR IYO LABABA U CADEEYAY SHAQAALE WAYNAHA DAKADA BERBERA INAAN QOFNA LA DHIMAYN QOF WALIBA SIDAA UU SHAQADIISA U HAYSTO UU U HAYSANAYO WALIBA SHAQAALE KALE LOO BAAHANAYO TAASI WAXAY KALSOONI KU ABUURTAY DAREENKII SHAQAALAHA EE MUDADA LABADA SANO KACSANAYD
WAXA SOO NOQDAY DAGANAASHIHII CAAM AHAAM GOBOLKÁ SAAXIL
WAXA KORDHAY BADEECADII DEKADA BERBERA IMAN JIRAY OO YARAADAY
XASILOONIDA MARKA LA HELO AYUU HORUMAR YIMAADA
WABILAAHI TAWFIIQ ILAAHOW SIDU KHAYRKU KU JIRO HAYNA WAAFAJIYO ADUUNKU WAA MAALMO KOOBAN

 

 

QALINKII XAAJI CABDI JAAMAC AADAN

BERBERA/SOMALILAND

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews