berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Sixir Bararka Ku Yimi Maceeshada Iyo Kor U Kaca Qiimaha Shaaha
September 28, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeys(Berberatoday.com)-Iyadoo todbaadkan magaalada hargeysa si wayn looga dareemayay sixir barar ku yimi meecashidihii la kala iibsanayay iyo waliba kor u kac ku yimi qiimihii shaaha oo noqday 1500 (Kun iyo Shan Boqol) oo shilling Somaliland halka uu markii hore ahaa 1000 shilling Somaliland,waxaana arinkani aad uga qayliyay dadwaynaha magaalada hargeysa iyaga oona iswaydiinayay sababta loo kordhiyay qiimihii maceeshada gaar ahaan shaaha madaama aanay kicin qiimihii sonkorta,ganacsatada iyaguna haysta meheradaha lagu qaxweeyo ayaa iyaguna dhankooda ku doodayay in ay kor u kac ku yimi qiimihii sonkorta.

wasiirka cusub ee ganacsiga

Hadaba wasiirka wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Cumar Shucayb oo arinkani wax laga waydiiyay ayaa sheegay inay jiraan kor u kac ku yimi dhanka maceeshada ah isaga oona carabka ku dhuftay inay ka wasaarad ahaan iyo ka dawlad ahaanba aad looga haw galay arinkaasi waxaana uu yidhi.

“Maalmihii u danbeeyey waxa la yara kiciyay maceshada,arinkaasina may ahayn mid ku salaysan wax kale oo  qaali karoobay, inkaste oo ay mararka qaar jirto dhib ganacsatada haysta oo dollarku yara kaco ,laakiin waxaan ku dadaalnay in wax waliba sidoodii ahaadaan oo waxii kordhayana laysla ogaado,sidaasi darteed ayay booliska caasimadduna uga hawl galeen ,dadkoo dhana may ahayne meelo kooban ayaa qiimo gaar ah wax ku iibinayay,anigu ma odhanayo intaasi wax ku iibiya laakiin waa in suuqii iyo dadkiiba la eego dantooda,arinkaasina wan ka hawl galnay waana wadnaa”sidaas ayuu yidhi wasiirka ganacsiga Somaliland.

Sidoo  kalena wasiirka ayaa sheegay  in dhawaan la kala xadaynayo ganacsiga Somaliland,iyada oona ganacsigu noqon doono mid kala xadaysan oo shaqooyinkana kala leh.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews