berberatoday.com
Soodhweyn Balaadhan Oo Reer Berbera Ku Qaabileen Siyaasiga Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi Oo Katirsan Xisbiga Kulmiye Iyo Gudida Ololaha Heer Gobol Iyo Xaflad Soodhaweyn Ah Oo Loo Sameeyay+Daawo Sawirada
October 4, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Magaalada Berbera Iyo Deegamada Galbeedka Kaga Beegan ayaa waxa maanta soodhaweyn qiimeheeda wadata oo aan loo kala hadhin loogu Sameeyay Siyaasiga Ibraahim Xaaji cabdi Cilmi(Duufaan)oo kamida siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye oo kasoo kicitimay maanta Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargeysa Kahorna Kayimi dhinaca Wadanka Canada oo Qoyskiisu Daganyahay.

Soodhaweynta Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi ayaa waxa si weyn uga dhex muuqday Tageerayaasha xisbil xaakimka Kulmiye iyo Masuuliyiintiisa Gobolka Saaxil oo ay Wehelinayaan Maamulada Xukumada Ee Heer Gobol Iyo Heer Degmo.

General Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi oo ay wehelinayaan siyaasiyiin sare oo uu kamida Yahay Abokor Sheekh Axmed Geedi oo kamida Musharixiinta Golaha Wakiilada uga Qeyb gali Doona Gobolka Saaxil iyo Beesha uu Kasoo Jeedo General Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi.

Soodhaweynta General Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi oo lagaga hortagay deegaanka Abdaal ayaa waxa Lagu soo galbiyay Boqolaal gaadiid Yaryar iyo Waaweynba isugu jira kuwaas oo siday taageerayaasha xisbil Xaakimka Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo isugu jiray Rag,dumar iyo dhalinyaro tira Badan.

General Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi ayaa Goob kasta oo kamida Degmooyinka kuyaala Jidka isku xidha Berbera iyo Hargeysa lagu soodhaweynaayay iyada oo Isaguna uu Bulshada soodhaweynaysay uu uga Mahad naqaayay soodhaweynta Diiran ee Gacaltooyadu ku dheehantahay ee lagu qaabilaayay iyada oo ugu danbeyntiina soodhaweyn balaadhan Masuulkan loogu sameeyay Kaantaroolka Galbeed ee Berbera halkaas oo ay hadalo soodhaweyn ubadan kasoo jeediyeen Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil Yuusuf Axmed Maxamed(Halac Dhegoole) Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Ee Degmada Berbera Xaaji Cabdi Jaamac Aadan(Cabdi Buur) Gudoomiyaha Golaha deegaanka degmada Berbera Mudane Cabdishakuur Maxamud Xasan(Cidin)Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed,Xildhibaan Maxamed Cali Dheere,Xildhibaan Rashiid Awxasan Iyo Caaqil Xasan Shaqale Maxamud iyo dad kaloo kamida Waxgaradka iyo aqoonyahanka Gobolka Saaxil waxaanay dhamaantood Dadkaasi ku sifeeyeen General Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi(duufaan)shaqsi Qiime weyn iyo qadarin ay uhayaan Bulshada Gobolka Saaxil kalsooni weyna ay ku qabaan inuu ka midha dhalin doono Guusha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil Isagoona kamida xubnaha Gudida ololaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil.

General Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi oo isna Goobta kaantaroolka Galbeed ee Berbera Bulshada Kula hadlay ayaa ugu Horeyn Bulshada Uga Mahad Naqay Soodhaweynta diiran ee ay Ku qaabileen isagoona sheegay in Mudo kooban ah oo uu Ku maqnaa dalka Canada in aan warka Berbera waxba ku seeganayn oo uu ka warqabay hada iyo imikana uu dalka uyimi sidii uu uga qeyb qaadan lahaa Guusha Madaxtinimada Xisbiga Kulmiye ee guud ahaan dalka Gaar ahaan Gobolka Saaxil oo uu kamida yahay raga kaabayn garayn doona.

Waxyaabaha La Yaabka Lahaa ee Ku Gedaanaa Soodhaweynta General Ibraahim Xaaji cabdi Cilmi Waxa Kamid ahaa Dadweynaha soodhaweynaayay oo Kor uqaaday Iyaga oo tuurta Kusiday Mudo kooban.

ugu danbayntii ayaa Waxa Xaflad Soodhaweyntii horeba isku fuuqsatay oo ilyartu is qabatay General Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi loogu qabtay Hutelka Maansoor ee Berbera halkaas oo lagu Xafladeeyay Lagagana Hadlay taariikhda Ibraahim iyo waxtarkiisa uu caanka Kuyahay iyo waliba baahida uu uqabo Xisbiga Kulmiye firfircoonaantiisa iyada oo aakhirkiina Qado sharaf balaadhan oo bulshada oo dhami ka qeyb gashay loogu qabtay Maansoor Hutel Berbera.

Waxa Isaguna Ka Qeyb Galay Soodhaweynta lagu qaabilay General Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi Agaasimaha Guud ee Wasaarada dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Maxamed Xuseen Dhabeeye oo Ka qeyb galay xaflada loogu Sameeyay General Ibraahim Xaaji cabdi Hutelka Maansoor ee Berbera isaga oo hadal uu Madashaas ka jeediyay Bulshada reer Berbera ku amaanay siday usoo dhaweeyeen siyaasiga Xisbiga Kulmiye ay kawada rirsan yihiin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Sawirada Soodhaweynta General Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi.

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews