berberatoday.com
Dr Cismaan Cabdi Barkhadle(Dr Shiine)Waxa uu Kamid Yahay Halgamayaasha Xisbiga Kulmiye Iyo Asaasayaashii Xisbiga Kulmiye Dhidibada Utaagay
January 22, 2018 - Written by Berbera Today

Dr Osmaan Cabdi Barkhadle(Dr Shiine)Waxa uu Kamid Yahay Halgamayaasha Xisbiga Kulmiye Iyo Asaasayaashii Xisbiga Kulmiye Dhidibada Utaagay

Waxaana Lagu Xasuustaa In Wakhti Kamida Wakhtiyada Uu Calanka Kulmiye Kaligii Magaalada Berbera Ka Sitay Shacabka Reer Berberana Xisbigii Udub Taageere Uwada Haayeen Oo Lala Yaabi Jiray Ninkan Kaligii Calanka Kulmiye Gaadhigiisa Ku shaqlay Ee Sita.

Dr Cismaan Cabdi Barkhadle Waa Mihnadle Caafimaad Oo Berbera Ku leh Xarun Caafimaad Oo La Yidhaa European Healthy Center Waxaana Bulshada Reer Berbera ugu shaqeeyaa In Bilaa Kaadh Loogu Galo oo dadka laga qaado oo kaliya Lacagta shaybaadhka Iyo dawada oo laga iibiyo.

Kulmiye Markii Talada dalka Ku Guulaystay sanadii 2010kii  Dr Cismaan Cabdi Barlhadle(Dr Shiine)Waxa uu ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo mudadii ka Horeysayba.

Dr Shiine Waxa uu Mudadii Xukumadii Hore ee Madaxweyne Siilanyo Xilka Haysay Uu noqday Maareyaha Haamaha Shiidaalka Berbera Waxaanu Hayay Xilkaas Mudo Kooban oo ku siman Laba Sanadood Intii Ka Danbaysay wax xil shaqo ah Oo Masuulkan loo magacaabay Ma jirto.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews