Daawo Muuqalka Somaliland Oo Ka Hadashay Baabuur Lagala Soo Baxsadey Itoobiya Oo Magaalada Burco Lagu Hayo
August 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Muuse Diiriye oo wareysi siiyey idaacada BBC-da ayaa waxaa uu sheegay in baabuur lagala soo baxsaday dalka Itoobiya lala soo galay xuduuda Somaliland gaar ahaan magaalada Wajaale iyo deegano kale .
Wasiirka ayaa sheegay In baabuurtaas iyo cidii weedy-ba ay gacanta ku hayaan isla markaana ay baadhis ku wadaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan