Ciidamada Booliska Somaliland Oo gacanta Ku Dhigay Daroogadii Ugu Badnayd
August 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen daroogada nooca loo yaqaano isbiirtada oo ka kooban 85-Litir iyo Lacagtii lagu iibinayay daroogadaasi oo iskugu jirta Dollar, Shilin Somaliland iyo Bir.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka