Daawo Muuqalka”Ururka ONLF Oo Si Adag Uga Hadley Madaxweynaha Cusub Ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya
August 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka ONLF ayaa waxaa ay si adag uga hadleen madaxweynaha cusub ee lo doortey ismaamulka Soomalida Itoobiya , kadib markii uu madaxweynihii hore iscasilay .
ONLF waxaa ay sheegen in madaxweynaha cusub uu ka mid yahay maamulkii madaxweynihii hore waxba-na aaney isbedeli doonon , balse ay haboon tahay in wakhti la siiyo