berberatoday.com
Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar Oo la Sheegayo In Dib Loogu Soo Celiyay Jigjiga Iyo Soodhaweyn Iyo Isu Soo Bax Ay Sameeyeen Taageerayaashiisu
August 7, 2018 - Written by Berbera Today

Jigjiga(Berberatoday.com)-Cabdi Maxamud Cumar oo manta la sheegay in Ciidamada Milatariga Federalka Itoobiya xidheen isla markaana ka xaysteen ayaa la sheegay in uu jig jiga dib ugu Soo laabtay taagerayaaahiisuna wadooyinka isugu Soo baxeen warar Soo baxaya ayaa sheegay in Xilka Madaxwaynaha oo uu Shalay iska casilay dib loogu celinayo in kasta oo aan la xaqiijin Karin balse hadii ay run noqoto waxuu u muuqan doona Isfahan dowlada dhexe isaga dhexmaray oo lagu xaliyey khilaafkii dhimashada iyo qalaalasaha sababay .

Marka laga hadlayo xaalada dowla degaanka waxaa adag in laga helo war xaqiiq ah oo madax banaan waxaana ka go’an adeega internetka .

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews