berberatoday.com
Qeybo Kamida Ciidamadii Liyuu Booliska Ee Ka Amar Qaadan Jiray Cabdi Ilay Oo Jabhadayn Bilaabay Duurka Iyo Buurahana Galay
August 9, 2018 - Written by Berbera Today

Jigjiga(Berberatoday.com)-Ciidanka Liyuu booliska dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya ayaa faaruqiyay inta badan saldhigyadii ay ku sugnaayeen.

Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in ciidankaasi ay buuraha iyo duurka galeen.

Dad ku sugan deegaanka ayaa soo sheegaya in dhac iyo boob ay ka gaysteen ciidanka Liyuu boolisku deegaanka soomaalida.

Dadku waxay leeyihiin qaybo kamid ah ciidanka Liyuu boolis ayaa doonaya in ay Jabhadeeyaan maadaama hoggaamiyahoodii Cabdi Maxamuud Cumar xilka ka degay.

Khaalid Foodhaadhi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews