berberatoday.com
Barnaamijka Xog-tibaax: Qorshaha Xukuumadda Ee Xeerka Saxaafadda Iyo Xaaladda Warbaahinta Somaliland Ee Hadda
August 10, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa ka warramay halka uu marayo Mashruuca wax ka beddelka iyo kaabista loogu samaynayo Xeerka ansaxa ah ee Saxaafadda Somaliland, kaas oo dhawaanahanba ay SOLJA iyo Wasaaradda Warfaafinta oo Ururrada Bulshada iyo Aqoonyahanno Shuruucda ku xeel-dheer kaashanayaa wadeen, Saxaafadda qaarkeedna walaac ka muujiyeen xilligan.

Arrinkaas Xeerka, Qorshaha Xukuumadda ee laga cabsida qabo, halka uu hadda marayo, Doorka iyo Difaaca SOLJA, khilaafkii u dambeeyey ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi iyo Warbaahinta qaarkeed oo wada-shaqayntii ay la lahaayeen Madaxtooyada joojiyey halkuu marayo, wadahadal Xukuumadda iyo dhinacyo Saxaafadda ka mid ah dhex-maray, doorka SOLJA ku leedahay xalka khilaafkaas iyo guud ahaan Xaaladda Saxaafadda Somaliland wakhtigan ku sugantay-ba waxa uu kaga warramay Barnaamijka Xog-tibaax oo ka baxa SOMNEWSTV, kaas oo uu soo saaro Weriye Cabdifataax Ismaaciil Mursal.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijkaas oo uu su’aalo door ah kaga jawaabay Guddoomiyaha URURKA SOLJA.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews