Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka Somaliland oo Magaalada Wajaale Ka Daah-Furay Xeer-nidaamiye Lagu Maamulayo Gadiidka Xamuulka Qaada
August 10, 2018 - Written by Berbera Today
Tog Wajaale(Berberatoday.com)-Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka Somaliland ayaa waxa uu maanta magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale ka daah-furay kulan lagu lafagurayo Xeer-nidaamiye lagu maamulayo gaadiidka qaada xamuulka xad dhaafka ah.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/ys2K6EfxG3o
Berberatoday.com