berberatoday.com
Agaasimaha Guud Banka Dhexe Ee Somaliland Oo Si Kadis Ah Kormeer Ugu Sameeyay Banka Berbera Iyo Balanqaadyo Uu Sameeyay Maamulka Iyo Shaqalaha
August 12, 2018 - Written by Berbera Today

Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud ee baanka dhexe ee Somaliland Axmed Xasan Carwo Ayaa Si kadis ah usoo Kormeeray Baanka Dhexe ee Berbera Xili aay Socotay Shaqada maalin laha ah ee bangigu, Waxaanu Kulamo la qaatay masuuliyiinta bangiga Isagoo  ka dhegeaystay warbixino  Shaqada baanka ah  iyo Ladagaalanka sicir bararka maadaama Berberi tahay  Xarunta Gancsiga Somaliland oo ay ku taalo Dekadii Berbera,

Maamulaha bangiga Dhexe ee Berbera Axmed Maxamed Jaamac oo Aanu Khadka Telofanka Ku waydiinay Kormeerkan Agaasimaha  Ayaa Warbaahinta u Sheegay in  Agaasimaha Guud  ee baanka dhexe Somaliland Axmed xasan Carwo Kormeerakan uu Ku Yimid Berbera ay qayb ka tahay  hawlaha Ukuur galka  shaqada bangiyada Somaliland ee Gobalada ku yaala, Waxaanu Agaasimuhu ku dar dargalinayaa ayuu yidhi  shaqada,

Maamulaha bangiga dawlada ee  berbera Axmed jaamac Wuxuu Intaa ku daray In Agasimaha Guud ee baanka dhexe  uu balan Qaaday dayac tir balaadhan oo lagu samayn Doono bangiga Berbera ,

Hadaba baanka Berbera oo Ahaa Baanka ugu shaqada badan Bangiyada gobalada ku yaala ayaa xiligan u Muuqda mid laangadhe ah  waxanu tabayaa Shaqadii mashquulka ahayd ee uu u hayay Qaranka Somaliland iyo Ganacstada  Dekada berbera wax ka dhoofiya waxna kala soo dega,Xiligii dawlada Somaliland aay mamulaysay dekada Berbera. Sida La Ogyahayna shaqdii bangigana Berberi qaban Jiray waxaa qabta bangiyada Private ka ah ee dahabshiil iyo salaama oo iyagu si Toosa ugu Xidhan  Shirkada maamusha  dekada Berbera Dp World,

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews