berberatoday.com
France: Saddex Wiil Oo Dhallinyaro Ah Oo La Kulmay Arrin Fajiciso Ah !
August 12, 2018 - Written by Berbera Today

Paris(Berberatoday.com)-Ciidammada Ammaanka Dalka France ayaa waxay shaaciyeen in saddex dhallinyaro ahi oo ku tartamayey geesinnimo ayaa waxay galeen guri ku yaalla goob cidlo ah oo ahaa guri madhan ayaa waxay kala kulmeen arrin fajiciso ku noqotay.

222368image1thumb2Saddexdani wiil ayaa waxay gurigaasi ugu galeen meyd halkaasi yaalay muddo saddex bilood ah, baadhitaano hordhac ah ee ay ciidammada Ammaanku sameeyeen ayaa waxay ku cadeeyeen in meydkaasi uu yahay Meydka odey dhashay sanadkii 1946kii isla markaana uu geeriyooday 6 bilood ka hor.

Ciidammada Ammaanka ayaa waxay sheegeen in wiilashaasi aan la xidhin, balse la hubinayo qaabka uu u geeriyooday odeygaasi si loo gaadho xaqiiqada arrintaasi fajicisada ku noqotay Saddexdaasi wiil.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews