berberatoday.com
Hindiya: Neef Adhi Ah Oo Xabsiga Loo Taxaabay Oo Lagu Eedeeyay Inay Daaqday Beer Garsoore Lahaa
August 12, 2018 - Written by Berbera Today

India(Berberatoday.com)-Ri ayaa lagu eedeeyay inay dhawr jeer ku noqotay fal-dambiyeedkan eeddiisa lagu xidhay. Ridan oo magaceeda la yidhaahdo Babli, waxa iska leh Abdul Xasan.

RiWaxaana Mr Abdul iyo ridiisa ba lagu eedeeyay fal-dambiyeedka ah, “Ku soo xadgudbid iyo waxyeelayn hanti uu qof kale leeyahay”. Fal-dambiyeedkaas oo ciqaabtiisa gaadhi karto haddii laba sannadood oo xabsi ah haddii lagu caddeeyo.

Garsoore Hemant Retre oo sheegay inuu dhawr jeer oo hore oo ay ridani u soo dhacday beer gurigiisa ku taalla oo uu deyrkeedu la dherer yahay ridani, ayaa markan dambe ka cadhooday markii uu ku qabtay ridani madow oo si arxandarro ah u daaqaysa ubaxyadii uu beertay ee uu waqtiga badan daryeelkooga iyo bixistooda ka shaqeynayey.

Mr Xasan oo ah mulkiilaha ridani ayaa qiray inay ridiisu waxyeeladan geysatay horrena loogala hadlay marar ay sidan oo kale ugu xadgudubtay dhulka Garsoorahani leeyahay.

Waxaana la baahiyey Muuqaalka kamaradaha jidadka oo duubay askartii fulinaysay Waaranka Maxkamadda oo baacsanaya ridaaasi.

Waxaana ridani iyo mulkiilaheeda oo la soo qabtay lagu sii daayey Dammaanad markii uu ballanqaaday inay Maxkamadda hor iman doonaan mar kasta oo looga baahdo, isla markaana aanay ridani ku noqon doonin falkaasi lagu haysto mar dambe.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews