berberatoday.com
Maxkamada Gobolka Maroojeex Oo Xukun Xadhig Ciqaabeed Ah Ku Xukuntay Sheekh Aadan Sune Iyo Dhalinyaro La Eedaysnaa Oo La Xidhnaa
August 12, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee

 Hargeysa ayaa maalinkii shalay 5 sano oo Xabsi ah ku xukuntay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) kaasi oo lagu eedeeyay kicin dadweyne.

Sheekha ayaa lala xukumay 17 kale oo dhalinyaro ah, waxaana dhalinyarada sheekha la xidhnaa xabsiyadoodu u dhaxeeyaan 9-sano illaa 1-sano.

Sheekh Aadan Sunne ayaa waxaa xabsiga loo taxaabay bishii September ee sannadkii 2017.

Sidoo kale 17 ka dhalinyarada ah ee sheekha Lala Xukumay laba ka mid ah ayaa la sheegay in waxba lagu waayey oo la sii daayey .

 

 

Berberatoday.com

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews