berberatoday.com
Toogasho dad Ku Dhaawacmeen Oo Ka Dhacday Magaalada Manchester Ee Dalka Uk
August 12, 2018 - Written by Berbera Today
.

Manchester(Berberatoday.com)-Laba caruur ayaa ka mid ah dadkii ku dhawaacmay weerarka toogashada ee ka dhacay agagaarka Moss Side ee magaalada Manchester, booliska ayaa sidaasi sheegay.

Booliska ayaa sheegay in dhibaneyaasha ay kamuuqdeen dhaawacyo fudud balse nin ka mid ah ayaa dhaawac culus ah oo isbitaalka la dhigay.

Toogashada ayaa ka dhacday waddo xaflad ay ka dhacaysay.

Taliyaha booliska ee magaalada Manchester ayaa sheegay in dhawaacyada aysan ahayn kuwa culus uuna rajeeynayo in goordhow dhaawacyada isbitalka laga soo saari doono.

Waxa u intaasi ku daray in toogashada ay ahayd ficil masuuliyad darro ah.

Ninka cisbitalka ku jira ayaa sheegay in dhaawiciisu uu culus yahay balse ay haatan xaaladiisu wanagsanthay.

Weli ma cadda in dhaawiciiisu uu sababay firirka kaliya iyo in kale, waxaa sidaasi yiri booliska.

Dr Erinma Bell oo u ololeeysa ka hortagga khalalasaha ee Moss Side ayaa BBC-da u sheegtay in ay aminsatahay in toogahada uu geeystay hal nin oo kaliay balse arrintan boliska ma aysan xaqiijin.

Xafladan oo loogu magacdaray Caribbean ayaa la qabtaa xilliga kuleylaha tan iyo 1972, taas oo ay ka soo qeyb galaan kumanaan qof.

 

Sources BBCSomali.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews