berberatoday.com
Cunista Badan Ee Cuntooyinka Carbohydrates-Ka Ah Oo La Xaqiijiyey Inay Sababaan Dhibaatooyin Soo Gaadha Lafaha Iyo Laabatooyinka !
August 15, 2018 - Written by Berbera Today

hargeysa(Berberatoday.com)-Deraasadd dhawaan lagu soo bandhigay dalka Maraykanka ayaa lagu xaqiijiyey in cuntooyinka ay Carbohydrates-ka ah ay sababaan dhibaatooyin soo wajaha Lafaha qofka iyo sidoo kale laabatooyinka jidhka.

12be703a-f948-4025-bb44-006715a5b8e6_16x9_1200x676Carbohydrates-ka ayaa waxay ku badan yihiin khuddaarta sida baradhada oo kale iyo Galleyda amase xasiida, sidoo kale waxa ka mid Roodhida aynu had iyo jeer cuno dhammaan cuntooyinkaasi waa kuwa ay ku badan yihiin Carbohydrates-ku, caadeysiga cuntooyinkaasi ayaa waxay sababaan in lafaha jidhku lismaan isla markaasina ay noqdaan kuwa aad u khafiif ah.

Deraasaddan oo lagu baahiyey Disease Models & Mechanisms oo lagu gudbiyo  deraasadaha cilmiga ah oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay ayaa waxa kale oo lagu caddeeyay in cuntooyinka noocaasi ahi ay sababaan dhibaatooyinka soo waajaha laabatooyinka jidhka sida jilbaha oo kale.

Khubarada soo bandhigay deraasaddan ayaa waxay dadka aadka u isticmaalaa cuntooyinkaasi kula dardaarmeen inay aad isaga yareeyaan cuntooyinkaasi si aanay dhibaatooyinkaasi u soo waajihin.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews