berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax Oo Raalin Galin Ka Siiyay Shirkada Dahabshiil Group Eedo Musuqmaasuq Oo Gudida Dabagalka Hantida Qaranku Ujeediyeen
August 15, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa uu saxid ku sameeyey war bixin musuq maasuq oo ay dhawaan soo saareen guddida dabo galka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golahaasi oo qeyb ka mid ah shirada Dahabshiil la soo galiyey

Gudoomiyaha ayaa sheegay in shirkada Dahabshiil war bixintaasi laga soo galiyey iibinta line-ka Booliska Hargeysa isla markaana shirkadu golaha u soo gudbiysay qaabkii ay ku iibsatey iyo lacagtii ay siisatay oo uu sheegay in lacag dheeri ah ka raacdey shirkada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews