Daawo Muuqalka”Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne Oo Ka Sheekeeyey Maalmihii Qadhaadhaa Ee Halgankii SNM Iyo Dhacdooyinkii Uu UsooTaagnaa
August 16, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne oo ka mid ahaa mujaahidiintii ururkii SNM ee dib u xoraynta Somaliland ayaa waxaa uu si qoto dheer uga sheekeeyay Maal-mihii qadhaadhaa ee halgankii SNM iyo dhacdooyinkii uu u yaagnaa wakhtigaas.