Dalalka Beesha Caalamka Ee Taageera Doorashooyinka Somaliland Oo Lacagta Ay Bixinayaan Ku Xidhay Saddex Qodob In Xal Loo Helo –
August 16, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa la sheegay inay saddex qodob doonayaan in la xaliyo si ay u maalgeliyaan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee la qorsheeyay inay qabsoomaan sannadka dambe ee 2019.