berberatoday.com
Wiil 15 Jir Ah Oo U Tartamaya Badhasaabnimada Gobolka Fairmont Ee Dalka Maraykanka !
August 16, 2018 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Xisbiga Dimiqraadiga ah ee Dalka Maraykanka gaar ahaan Gobolka Fairmont ayaa qabqanqaabiyey doorasho hordhac ah oo lagu eegayo cidda ku guuleysata Murrashaxa jagada Badhasaabka gobolkaasi.

b1686be5-6e3d-4275-add7-ccac3a931027_16x9_600x338Arrinta aadka u layaabka badan ayaa waxay tahay in wiil yar oo 15jir ah uu xisbigaasi ka dhex tartamayo una tartamayo jagadaasi, Wiilkan ayaa waxa uu ka faa’iideystay xeerka da’da iska soo sharrixi karta xisbigaasi oo aan la xaddidin.

Wiilkan ayaa waxa magaciisa la yidhaa Ethan Sunburn, waxaanu ka faa’iidaystay shuruuda u taalla murrashaxa gobolkaasi ee ah inuu ku noolaado gobolkaasi muddo 4 sano ah ugu yaraan, sidaasi awgeedna wuu fuliyey qodobkaasi oo waxa uu Ethian gobolkaasi uu kun noolaa tan iyo markii uu dhashay 14 sano ka hor.

Wiilkan ayaa waxa uu had iyo jeer u labistaa sida dadka waaweyn waxaanu run ahaantii bilaabay olole aad u heer sareeya oo uu rabo inuu jagadaasi ku hantiyo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews