berberatoday.com
Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Joojisay Dhismaha Rugtii Akhriska Ee Gandi
August 16, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.comn)-Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta hakisay Dhismaha Xaruntii Hore ee Maktabadda Gaandi oo ku taala Magaalada Hargeysa.

Dhismaha xaruntan oo ay xukuumaddii hore ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ku wareejisay Shirkada Ganacsiga Ee Ilma Faarax Xarbi ayaa waxa la go’aamiyay in la hakiyo.

 

 

Si faahfaahsan xukuumaddu wali war ugama soo saarin hakinta dhismaha xaruntaasi, hasayeeshee waxa ay u badan tahay in xukuumaddu ay damacsan tahay in ay dib ula soo noqoto hantida dawladda ee ay xukuumadii hore bixisay sifaha khaldan ee qaraabo kiuilka ah ku bixisay.

Todobaadkii ugu dambeeyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa qaaday talaabooyin uu gacanta dawladda dib ugu soo celinayo xarumo muhiim ah kuwaas oo isugu jira dhismeyaal iyo shirkaddo gaar loo yeeshay.

Waxa gacanta dawladda Dib loogu soo celiyay Kaydka Haamaha Shiidaalka Berbera iyo waaxda amniga Ee Madaarka Hargeysa, halka hudheelkii Hargeysa Club oo isna xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin ay siisay Suldaan Siciid Yuusuf la hakiyay dhisme ka socday.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews