berberatoday.com
China: Wiil Liqay 87 Xabo Oo Masaabiir Ah Kadib Markii Ay Is Khilaafeen Gabadh Uu Jeclyahay !
August 17, 2018 - Written by Berbera Today

China(Berberatoday.com)-Wiil da’diisu tahay 25 jir una dhashay Dalka China ayaa ka badbaaday dhibaato ay sababeen 87xabo oo Masaabiir ah oo uu liqay kadib markii ay is khilaafeen gabadh uu jecel yahay.

223489Image1Sida lagu Baahiyey Wargeyska Daily Mail oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay wiilkan ayaa waxa uu ku noolyahay Gobolka Hunan ee Dalkaasi waxaana wiilkaasi loola carraray isla markii uu Masaabiirtaasi liqay dhakhtar magaciisa la yidhaahdo Tengshtan.

Dhakhaatiirta ku hawlgalay Dhakhtarkaasi Tengshtan ayaa baadhitaano hor leh oo ay wiilkaasi ku sameeyeen isla markii ba waxay ku guuleysteen inay ogaadaan dhibaatada haysa waxaanay wiilkaasi ku fuliyeen qaliin qaatay muddo 4 saacadood ah waxa aanay ku guuleysteen inay ka soo saaraan 87 xabo oo masaabiir ah.

Cabirja Masaabiirta laga soo saaray wiilkaasi ayaa waxay dhakhtiirtu ku sheegeen inuu ahaa 4cm iyo 5cm, wiilkan ayaa liqay masaabiirtaasi kadib markii gabadhaasi uu jecelyahay ay u sheegtay inay ka tegayso oo ay nacday.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews