berberatoday.com
Diiqada Oo Noqotay Cudurka Casrigan Iyo Mallaayiin Qof Oo La Xanuunsanaya Oo Dunida Ku Kala Nool !
August 17, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Diiqadu waxay haysaa ku dhawaad 300 oo Milyan oo ka mid ah dadka Dunida ku nool, mana ah arrin uu qofku iska yeelyeeli karo balse waa dhibaato soo waajahda shucuurta qofka oo noocyo fara badan leh.

318a41b9-5d80-478c-9242-c7d12da4f808_16x9_1200x676Arrinta ugu badan ee diiqada Sababta ayaa waxay tahay Qajilaada iyo kalsooni darro soo waajahda qofka, waxaana la xaqiijiyey in dadka uu arrintaasi sida halista ah u saamaysay ay ugu badan yihiin haweenka ku nool Gobolka Bariga dhexe, waxaana arrintaasi lagu cadeeyay deraasaddo tiro badan oo lagu sameeyay haweenka iyo ragga ku nool barriga dhexe oo natiijadu noqotay inay haweenku dhibaatadaasi kaga badan yihiin ragga.

Dhinaca kale waxa la caddeeyay in sanadka 2030ka haddii Alle Idmo ay diiqadu noqon doonto dhibaatada ugu halista badan ee dadka soo waajihi doonta, sidaasi awgeed ayaa waxa guud ahaan Dunida laga bilaabay wacyigelin hor leh oo ku saabsan ujeedadeeduna tahay in dhibaatadaasi amase cusurkaasi loogu magac daray dhibaatada Casriga Amase Cudurka Casriga lagaga hor tego.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews