berberatoday.com
Xukuumadda Oo Sheegtay In Mashruucii Laga Fulinayey Deegaanka Beer La Isku Af-garan waayey
August 17, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md. Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay inay Odayaasha deegaanka Beer isku Afgaran waayeen in Wasaaraddu halkaa ka fuliso Mashruuc Beeris ah.

Warka Wasiirka BeerahaWasiirka Horumarinta Beeraha oo Shalay Waraysi siiyey Telefiishanka Eryal ayaa sheegay in Dadka deegaanka Beer u sheegeen inay ka baqayaan in Dawladdu kala wareegto Dhulka Beer, sidaasi darteedna ay isku afgaran waayeen in laga fuliyo Mashruucii Beerista.

Wasiir Seed oo Arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi “Mashruucii Beer wuu naga joogsaday oo iima hirgelin. Dadweynaha deegaanka Beer Maalin Agaasimaha guud ayaan u diray, Maalina Aniga oo Wasiirkii Wasaaradda ah ayaa u tagay, markaa Odayaasha deegaanka Beer waanu isku fahmi waynay Mashruucaasi, sababta oo ah Dadkeena waxa lagu baa’bay dhulka oo haddaad tidhaahdo halkan aanu wax ka soo saarno waxay ku odhanayaan Dawladdaa dhulka nagala wareegaysa, markaa Mashruucaasi Beereed wuu naga socon waayay, markaa waxaanu u beddelnay Xaaxi, Xaaxi ayaanu iskugu geynay labadii Mashruuc, Golaha Wasiirradana War-bixinta waan ugu daray in Mashruucaasi istaagay, waana muhiim inaanu wixii sheegno.”

Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in Odayaasha deegaanka Beer ka codsadeen inuu u qoro Warqad uu ku caddaynayo inay iyagu dhulkaa leeyihiin, “Odayaasha Beereed waxay igu adkeeyeen inaan Qoro Warqad aan ku sheegayo inaan Dhulka laga qaadayn ee ay iyagu leeyihiin, laakiin way ila noqon wayday inaan Warqad qoro..” ayuu yidhi.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews