berberatoday.com
“Cabdi Ilay Waxa Loo Haystaa Tacadi Iyo Gumaad Uu Ka Gaystay Dhulka Somalida Iyo Deegaanada Oromada Waana Nin…”
August 19, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-lagu sheegay in Madaxwaynihii hore ee Somalida Itoobiya Cabdi Ilay loo haysto dilal badheedha oo uu u gaystay Somalida Iyo Oromada Isla markaana lagu maxkamadayn doono sobobta uu ciidamada Liyuupooliiska ugu isticmaalay inuu ku gumaado Oromada waa sida uu shaaciyay Dr Nagire oo ah afhayeenka Oromia.

Image result for Workneh Gebeyehu

 

 

Cabdi Ilay waa xidhnaanayaa waxaana kiiskiisu noqonayaa mid lagu ogaanayo in madaxii Sirdoonka Itoobiya ee hore u isticmaalay awoodiisa inuu dalka khalkhal galiyo ayuu raaciyay masuulkaasi,arinatani sahaalo maaha dad walaalo ah oo taariikhda waligood colaadi dhexmarin ayuu dab qabadsiiyay ayuu yidhi afhayeenku.

Masuulkani ayaa cadeeyay in Cabdi Ilay yahay nin gumaad baahsan Soomaalidu dhexdeeda ka gaystay isla markaana Oromadana u adeegsaday ciidankii amaanka boqolaalna dilay kumanyaalna qixiyay wuxuuna sheegay in Cabdi ilay kasoo hormuuqan doono maxkamada cadaalada.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews