berberatoday.com
Xil-kaqaadis Gudoomiyihii Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Ee Dabagalka Hantida Qaranka W/Q Cabdikhaalaq Abdillahi Mohamed
August 19, 2018 - Written by Berbera Today

Xil-kaqaadis Gudoomiyihii Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Ee Dabagalka Hantida Qaranka

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland BAASHE MAXAMED FAARAX Ayaa Xilkii Kaqaaday Gudoomiyihii Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Ee Ilaalinta & Dabagalka Hantida Qaranka Xildhibaan NAASIR XAAJI CALI SHIRE Kadib Markuu Dhawaan Soo Bandhigay Musuq-maasuq Baahsan Oo Ay Ku Kaceen Masuuliyiintii Hore Ee Xukuumadan KULMIYE Wakhtigii Uu Talada Hayay Madaxwayne AXMED MAXAMED MAXAMUUD (Siilaanyo) Masuuliyiintaas Lashaaciyay Musuqa Ay Sameeyeen Ayaa Waxaa Kamid Ahaa Wasiirkii Hore Ee Howlaha Guud Ex-Wasiir Cali Mareexaan Sidoo Kale Waxaa Kamid Ahaa Meelaha Hanti Boobka Wayni Ka Dhacay Guryihii Dowlada Ee Shacab Area Oo Laga Iibiyay Ganacsade Dahabshiil

Sidaas Daraadeed Wararka Ilaa Hada Lahelaayo Ayaa Sheegaya In Ganacsade Dahabshiil Ku Lugleeyahay Arinkaas Xil Kaqaadista Xildhibaanka Naasir Cali Shire Waxaana Taas Markhaati Looga Dhigayaa Raaligelintii Gudoomiye Baashe Siiyay Shirkada Dahabshiil

Hadaba Dhanka Kale Marka Laga Eego Talaabadan Uu Qaaday Gudoomiye Baashe Ayaa Baalmarsan Xeer Hoosaadka Golaha Wakiilada Waayo Waxay Gudanayeen Waajibaadkoodii Shaqo Waxaana Xeerka Goluhu Sheegayaa In Marka Ay Gudigu Howshooda Dhamaystaan In La Eego Oo Lanaaqisho Balse May Ahayn In Ficilkan Uu Sameeyo Gudoomiye Baashe Waxaanay Tahay Ama Umuuqataa Arin Kabaxsan Golaha Oo Cid Kale Dabada Kariixayso Waxaanay Arintani Fadeexad Kutahay Baashe Iyadoo Maalmahan Bulshadu Soo Dhawaysay Oo Jeclaysatay Talaabooyinka Ay Qaadeen Gudigaas Dabagalka Hantida Qaranku Balse Talaabadan Maanta Baashe Uu Qaaday Ayaa Mar Kale Niyadjab Ku Ah Bulshada Waxaanu Xaalku U Muuqdaa In Aan Ladoonayn Sharci Shaqeeya Ee Lacag Laysku Muquuninaayo Waana Calaamad Kutaal Guud Ahaan Golaha Wakiilada Gaar Ahaan Gudoomiye Baashe Mohamed Farah

Bal Aynu Eegno Dareen Celinta Bulshada & Golaha Intiisa Kale Waxa Ay Kayidhaahdaan

Wabilaahi Towfiiq

Abdikalik Abdilahi Mohamed
Berbera Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews