berberatoday.com
Xajka Sanadkan: Xujaajta Iiran Oo Ka Mid Noqday Xujaajta Sanadkani Kadib Markii Ay Sanadkii Hore Ka Maqnaayeen Iyo Xujaajta Reer Qadar Oo Aan Ka Mid Aheyn Xujaajta Sanadkan !
August 20, 2018 - Written by Berbera Today

Makkah(Berberatoday.com)-Xujaajta Dalka Iiraan ayaa ka mid noqday Xujaajta Sanadkani kadib markii ay Sanadkii hore ka maqnaayeen gudashada Waajibka Xajka.

1499795816817482400Masuuliyiinta Xajka ee Dalka Sucuudiga ayaa sheegay In Xujaajta Dalka Iiraan Sanadkii hore loo diiday inay xajiyaan kadib markii dawladda Iiran ay ku amreen inay Xujaajtoodu fuliso Shuruuda la xidhiidha dhinaca Ammaanka si loo dhawro Ammaanka Xujaajta. Arrintaasi oo ay diideen Xujaajta Dalka Iiran siday sheegeen Masuuliyiinta Xajka ee Dalka Sucuudigu, sanadkana ay ka mid noqdeen Xujaajta Kadib markii ay Shuruudaasi Aqbaleen.

Dhinaca kale Xujaajta Reer Qadar ayaan sanadkan ka mid aheyn Xujaajta ku sugan Xajka waxaana arrintaasi loo aanaynayaa khilaafka Siyaasadeed ee ka dhex Alloosan Dalalka Qadar iyo Sucuudiga, sidaasi awgeedna aanay Xujaajta Dalkaasi Qadar uga soo qayb gali waayeen Xajka Sanadkani.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews