berberatoday.com
Baashe Morgan Oo Sodogii Axmed Siilanyo Usoo Kiciyay Inuu Madaxweyne Muuse Biixi Ka Wasteeyo Iyo Kulan Albaabadu Uxidhanyahay Oo Ka Dhacay Guriga Madaxweyne Biixi Maanta
August 21, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilanyo oo dhawaan dalka Kusoo laabtay ayaa maanta gurigiisa ugu tagay Madaxweyne Muuse Biixi markii salaada Ciidal Udxada laga soo baxay waxaana Axmed Siilanyo wehelinaayay xiliga uu Madaxweynaha ku siyaaranaayay Wiilka uu sodoga uyahay ee Baashe Morgan oo la sheegayo inuu ka danbeeyay booqashada ina soo kaxaystay Sodogii Axmed Siilanyo inuu kala Hadlo maadama uu dhawaan Madaxweyne Biixi ka bedelay Baashe Morgan wakiilkii dalka isutaga imaaraatka carabta uu dano dhaqaale oo badan kulahaa waxaanay wararku sheegayaan in Madaxweyne Muuse biixi Iyo Axmed Siilanyo kulan mudo kooban kuwada qaateen guriga Madaxweynaha waxaana kulankaas ku wehelinaayay Baashe Morgan oo  ay umuuqato inuu Sodogii Usoo kiciyay inuu Madaxweynaha ka wasteeyo.

Ilaa Hada Lama sheegin waxa ay kawad hadleen labada Madaxweyne ee Xilalka Isku wareejiyay iyo inuu wastadii axmed Siilanyo uu aqbalay Madaxweynuhu waxase muuqata  sida sawiradan hoos ka muuqda inuu kulankan soo abaabulay Baashe Morgan oo xilka wakiilnimada Kenya ee uu Madaxweynuhu umagacaabay u dhadhami waayay uu saluugay waxaanu doonayaa in xil kale oo xukumada ah loo magacaabo sida ka muuqata ifafaalaha muuqdaa.

Sidoo kale Baashe Morgan  ayaa waxa uu dabin dhawrayaa goobo kale oo dhaqaale xoogani kasoo galo uu sameystay Xiligii uu sodogii Madaxweynaha ahaayoo uu ka baqayo in Sefta Madaxweyne Muuse Biixi ee taagani qaadato sida ilihii dhaqaalaha ee dhawaan Madaxweyne Muuse biixi uu gacanta dawlada kusoo celiyay.

 

kulan1kulan2kulan3kulan4kulan5kulan6

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews