Daawo Muuqalka”Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Digniin Adag Udiray Maamulka Soomaaliya
August 21, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidamada qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxa uu maanta ka hadley hadal ka soo yeedhay maamulka Soomaaliya, Isagoo fariin isugu jirta digniin iyo hanjabaad u diray.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka