Madaxweyne Muuse Biixi Oo Masjid Jaamaca Hargeysa Kula Tukaday Shacabka Salaada Ciida Iyo Hanjabaad Culus Udiray Soomaaliya
August 21, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland MD. Muuse Biixi Cabdi oo saaka khudbadii salaada ciida u jeedinayay shacabwaynaha reer Hargeysa ayaa waxa uu fariin culus oo hanjabaad ah u diray maamulka Xamar oo sheegay in ay dagaal ku soo qaadayaan Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/H5paH2_FtTk?t=9
Berberatoday.com