Axmed Yuusuf Yasin Oo Sheegay In Laga Diiday In Arinka Jabhadaynta Ee Caare Lagu Xalilo Ceel Afweyn
August 22, 2018 - Written by Berbera Today
Haregeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynihi ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley jabhada uu Taliye Caare ku dhawaaqey
Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in arinta care uu isagu jeclaaday in lagu xalilo go,aamadii laga soo saarey dagaalkii Ceel Afweyn oo arintiisu kabilaabmatay balse ay arintaasi u diideen shuruuc-da ciidamada u yaala