berberatoday.com
Madaxweyne Donald Trump Oo Ka Xumaaday Dambiga Lagu Helay Madaxii Ololaha Doorashadiisa Mr Manafort
August 22, 2018 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa ka niyad xun dambi lagu helay madaxii hore ee ololihiisii doorashada, Paul Manafort, kaas oo la kulmi kara xarig tobanaan sano gaaraya.

“Waa wax laga murugoodo waxa dhacay” ayaa Trump uu warbaahinta u sheegay mar uu joogay gagi dayuuradeed oo ku taalla magaalada Charleston ee gobolka West Virginia. Trump ayaa intaas ku daray inuu ka xumaaday arrinta Manafort oo xeerbeegti ay ku heshay siddeed dambe oo la xidhiidha wax isdaba marin.

Xeerbeegti ku sugan magaalada Alexandria ee gobolka Virginia ayaa afar maalmood u fadhiyey eegista eedaha, iyaga oo go’aan mideysan aan ka qaaday 10 eedaymood oo kale, iyada oo garsoorihii maxkamadduna uu sheegay in la sii wadaynin maaddaama go’aan mideysan ayna xeerbeegtu ka gaadhin.

Xigasho/VOA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews